qummudso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld qommodso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qummudso

qommodso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Maqaar qommod ka dhigasho. ld qummudso.

qummud [m.l]
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg