qunbe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

ld qumbe.

Qunbe*

Qunbe waxaa lagu shubaa subaga xoolaha waxaan laga sameyey maqaar  afka hore wuxuu Ku leeyahay 3qorey isdhaaf ah ama 4qorey


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunbe

qumbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Geedka naarjiinka. 2. Miraha geedka naarjiinka. 3. Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga. 4. (-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.

qun [m.l] (-uman, m.l)
1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.

qun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg