qundhac
(m.dh)

Qorrax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qundhac

qundhacaysad [m.l]
ld qundhacaysasho.

qundhacaysasho [m.f.dh]
eeg qundhacayso. ld qundhacaysad, qundhacaysi.

qundhacaysi [m.l]
ld qundhacaysasho.

qundhacayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Kulka qorraxda isku diirin.

qundhaco [m.dh]
Kulka qorraxda. ld qundhoco.

qundhoco [m.dh]
ld qundhaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg