qundhacayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Kulka qorraxda isku diirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qundhacayso

qundhacaysasho [m.f.dh]
eeg qundhacayso. ld qundhacaysad, qundhacaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg