qundho
(m.dh)

Nooc cawska ka mid ah oo ka baxa meelaha biya fariisinka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qundho

qundhaco [m.dh]
Kulka qorraxda. ld qundhoco.

qundhoco [m.dh]
ld qundhaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg