qunjuraaf
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay. 2. Hambo. 3. Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.

qunjuraaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Xoolo meel unuunufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunjuraaf ↴

qunjuraafid [m.f.dh]
eeg qunjuraaf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg