qunjuraafid
(m.f.dh)

eeg qunjuraaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunjuraafid ↴

qunjuraaf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay. 2. Hambo. 3. Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.

qunjuraaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Xoolo meel unuunufid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg