qunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Xoolo iwm meel u kaxaysasho. 2. Dan, arrin iwm meel marsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunso

qunsasho [m.f.dh]
eeg qunso. ld qunsad.

qun [m.l] (-uman, m.l)
1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.

qun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg