qunsul
(m.l) (-llo, m.dh)

Qof diblomaasi ah oo dalka uu joogo dalkiisa wakiil uga ah bulshadiisa kana hooseeya safiirka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunsul

qunsul xigeen [m.l] (-nno, m.dh)
(taar.) Ninka ku xiga qunsulka (arrimaha qunsulliyadda).

qunsuliyad [m.dh] (-do, m.l)
Xafiiska qunsulka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg