qunuud
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

(dii.) Duco la raaciyo salaadda subaxa, haddiise dhibaato timaadana la raacsho salaadaha kale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunuud

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg