qunyarsocod
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Q. ah: qof deggan oo dabci qabow dadka kula dhaqma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunyarsocod

qunyarsocodnimo [m.dh]
Qunyarsocod ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg