quraac
(m.dh)

Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quraac

afbilaw [m.l]
Cuntada ugu horreysa ee subaxdii la cuno; quraac.

quraacasho [m.f.dh]
eeg quraaco.

quraaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
Quraac cunid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg