quraanjo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld quraanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quraanjo

quraanyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.

Quraan [m.l]
Kitaab Ilaahay Nabi Maxamed (S.C.W.) u waxyooday si uu ummaddiisa u gaarsiiyo. ld Qur'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg