quraansaar
(m.l)

Akhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.

quraansaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof buka Quraan ku akhriyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quraansaar ↴

quraansaarid [m.f.dh]
eeg quraansaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg