quraansaarid
(m.f.dh)

eeg quraansaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quraansaarid ↴

quraansaar [m.l]
Akhrinta lagu akhriyo qof buka Quraan.

quraansaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof buka Quraan ku akhriyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg