qurbaan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Cunto loo sameeyo allabari. 2. Allabari yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurbaan

qurbaansasho [m.f.dh]
eeg qurbaanso.

qurbaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qurbaan samaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg