qurbaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qurbaan samaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurbaanso

qurbaansasho [m.f.dh]
eeg qurbaanso.

qurbaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Cunto loo sameeyo allabari. 2. Allabari yar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg