qurbac
(m.l)

Awr yar oo da'diisu u dhexeyso nirig iyo qaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurbac

awrdhal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Awrka markastaba hasha qurbac ka dhalo. 2. Hal da' kasta qurbac dhasha. ld awradhale.

nirig [m.l] (-rgo, m.l)
Ubadka geela midka lab; qurbac.

qurbacyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Hal qurbac dhalid.

qurbacyeyn [m.f.dh]
eeg qurbacyee. ld qurbacyeys.

qurbacyeys [m.l]
ld qurbacyeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg