qurban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qurub-qurub laga dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurban

qurbanaan [m.f.dh]
eeg qurban. ld qurbanaansho.

qurbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurbanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg