qurdan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Qof madaxa maluuqday ahaansho. 2. Lo', ari wax seenyoon ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurdan

qurdanaan [m.f.dh]
eeg qurdan. ld qurdanaansho.

qurdanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurdanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg