qurdho
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. Iniinaha yaryar ee cudbiga. 2. Timo aad u jilicsan marka la shanleeyo seexda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurdho

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg