qurgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-gooyay, -goysay)

Nafley nafta ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurgoo

dilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).

qurgooyo [m.dh]
Naf ka goynta cid nafta laga gooyo.

qurgoyn [m.f.dh]
eeg qurgoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg