qurgooyo
(m.dh)

Naf ka goynta cid nafta laga gooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurgooyo

qurgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
Nafley nafta ka qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg