qurgoyn
(m.f.dh)

eeg qurgoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurgoyn

dhuungoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Nafley dilid; qurgoyn. 2. Cunaqabatayn.

dil [m.l]
1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.

dil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg