quris
(m.l)

ld qurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quris

qurin [m.f.dh]
eeg quri. ld quris.

qurquris [m.l]
ld qurqurin.

qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg