qurmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax qurun ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurmi

daacaqurmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacaqurun². ld dacwashiirid. daacaqurun, dacwashiirid

ontor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax qurmid.

uri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.

doorsoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.

qurmid [m.f.dh]
eeg qurun².

qurmin [m.f.dh]
eeg qurmi.

qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg