qurmid
(m.f.dh)

eeg qurun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurmid

daacaqurmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daacaqurun². ld dacwashiirid. daacaqurun, dacwashiirid

ontor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax qurmid.

doorsoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg