qurmoon
(m.l)

ld qurmuun¹.

qurmoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld qurmuun².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurmoon

daacaqurun [m.l]
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir

daacaqurun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir². dacawashiir

bacaw [m.dh]
Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.

dhukaan [m.l]
Cudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.

qurmoonaan [m.dh]
ld qurmuunaan.

qurmoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurmuunaan.

qurmuun [m.l]
Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.

qurmuun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun¹, qurmoon¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg