qurmuun
(m.l)

Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.

qurmuun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun¹, qurmoon¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurmuun

ontor [m.l]
Ur qurmuun oo ka soo baxda wax qurmay.

uf [Erey Dareen | Exclamation]
Eray la dhaho kolka ur qurmuun la dareemo.

ur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.

dhuus [m.dh]
Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.

magaggooye [m.l]
(c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).

qarmuun [m.l]
ld qurmuun¹.

qarmuun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qurmuun².

qarmuunaan [m.dh]
ld qurmuunaan.

qarmuunaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurmuunaan.

qurmoon [m.l]
ld qurmuun¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg