qurquro
(m.dh)

1.Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay. 2. Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo. 3. ld qurqurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurquro

qurqurin [m.f.dh]
eeg qurquri. ld qurquris, qurquro (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg