qurqursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

U q.: arrin wax gar ah u arkid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurqursan

qurqursanaan [m.f.dh]
eeg qurqursan. ld qurqursanaansho.

qurqursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurqursanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg