qursi
(m.l)

1. Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro. 2. ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qursi

qurus [m.l]
ld qursi.

xur [m.l]
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.

qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg