qurub-logardam
(m.l) (-byo ..., m.dh)

(xis.) Qaybta togan ee ka mid ah logardamka tiro ee ah jajab tobanlaha ku yaalla midigta barta tobanlaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurub-logardam

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg