qurud
(m.l)

Cudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badanaa keena dhalmo la'aan, haddaan laga daaweyn.

qurud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rday, -rudday; -rdi)

Harag timo ka wada hoolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurud

qurdid [m.f.dh]
eeg qurud.

qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg