qurumo
(m.dh)

Gudin yar oo weelasha lagu qoro. ld qorimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurumo

qurumohuluko [m.dh]
Qurumo masaarta u eg.

qurumoqoobley [m.l]
Gudin yar oo weelasha lagu qoro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg