qurun
(m.l)

ld qurmuun¹.

qurun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -runtay; -rmi)

Wax in muddo ah meel yaalay ur xun yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurun

daacaqurun [m.l]
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹. dacwashiir

daacaqurun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir². dacawashiir

uf [m.dh]
Faddare; qurun.

ur [m.l] (-rar, m.l)
1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.

baqti [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.

dhoqor [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-rro, m.dh)
Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.

huyuumas [m.l]
(baay.) Maatar kiimiko ahaan burburay ama qayb ka mid ah burburtay kana mid noqday carrada, kaasoo asal ahaan ka yimid dhir ama xayawaan. Dhulka aan beernayn huyumasku waxuu uga yimaadaa dhir hore oo si dabiici ah u quruntay; dhulka qodan ee la beeray huyumaska wuxuu ka helaa digada xoolaha lagu bacrimiyo.

moobah [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Ur la kahsado aanse qurunna ahayn sida meyraxda quraca, toonta iwm. ld moomah.

qurmi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax qurun ka dhigid.

qurmid [m.f.dh]
eeg qurun².

qur [m.dh]
1. Naf; ruux. 2. Q. ah: tiro go'an oo aan wax kale kordhin. Tus. “Laba wiil oo q. ah ayaa xafiiska jooga.”

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg