qurunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Dugaagga qaar ka mid ah hilib qurun ka dhigasho. 2. Wax qarsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurunso

qurunsasho [m.f.dh]
eeg qurunso.

qurun [m.l]
ld qurmuun¹.

qurun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -runtay; -rmi)
Wax in muddo ah meel yaalay ur xun yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg