quruurux-bataax
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

(jool.) Dhadhaab-lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quruurux-bataax

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg