quruuruxi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Si isdabajoog ah u hadlid. 2. Quruurux wax ku xisaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quruuruxi

quruuruxin [m.f.dh]
eeg quruuruxi. ld quruuruxis.

quruuruxis [m.l]
ld quruuruxin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg