qurux-u-bogid
(m.dh)

1. Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid. 2. (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurux-u-bogid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg