quruxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax qurux u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quruxso

quruxsasho [m.f.dh]
eeg quruxso.

qurux [m.dh]
Muuqaal ishu u bogto; bilic.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg