qurxub
(m.dh) (-bo, m.l)

Xididdo iyo qanjirro yaryar oo candhada ku yaal oo caanaha dhala; kurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qurxub

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg