qushaash
(m.l)

1. Wasakh. 2. Qashqashaad.

qushaash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

Cid qashqashid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qushaash ↴

qushaashid [m.f.dh]
eeg qushaash².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg