qushqush
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Calool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.

qushqush
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)

Cunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qushqush

qushqushid [m.f.dh]
eeg qushqush².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg