qushqushid
(m.f.dh)

eeg qushqush².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qushqushid

qushqush [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Calool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.

qushqush [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Cunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg