quuddarrayn
(m.f.dh)

eeg quuddarree.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuddarrayn

dhabiil [m.dh]
1. Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida. 2. Quuddarraynta. ld dhabiilid.

dhabiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
1. Wax tashiilid. 2. Wax quuddarrayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg