quuddarree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax helitaankooda rajo ka qabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuddarree

quuddarrayn [m.f.dh]
eeg quuddarree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg