quudin
(m.f.dh)

eeg quudi. ld quudis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quudin

jil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.

quudis [m.dh]
ld quudin.

quud [m.l]
1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.

quud [m.l]
Isku jirka cunnooyin ee dadku cuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg