quudis
(m.dh)ld quudin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quudis ↴
quudin [m.f.dh]
eeg quudi. ld quudis.
quud [m.l]
1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.
quud [m.l]
Isku jirka cunnooyin ee dadku cuno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg