quudo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-uutay, -uudatay)

Nafley cunto cunid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quudo

quudasho [m.f.dh]
eeg quudo. ld quudad.

quudowsasho [m.f.dh]
eeg quudowso. ld quudowsi.

quudowsi [m.l]
ld quudowsasho.

quudowso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax iimaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg